Madaxweyne Biixi iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Go,aan isla gaaray

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay guddida komishanka doorashooyinka  Somaliland. Guddida Komishanka doorashooyinka  waxay madaxweynaha uga warbixiyeen hawlaha qabsoomidda doorashooyinka isku-sidkan ee golayaasha wakiillada iyo deegaanka oo ay hore u soo saareen jadwalkii diwaangelinta codbixiyeyaasha iyo doorashooyinka, iyagoo xusay inay u bandhigeen xisbiyada qaranka, waxana ay sheegeen inay … Continue reading Madaxweyne Biixi iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Go,aan isla gaaray